Hargeysa (W,N):- Gudida ugu saraysa Sanduuqa horumarinta Somaliland ee SDF oo ka kooban xubno Wasiiro ah iyo xubno ka socda Wadamada qaadhaan bixiyaasha ee ku bohobay sanduuqa Horumarinta Somaliland ee SDF iyo hogaanka ugu sareeya ee maamula sanduuqaasi ayaa waxa ay maanta kulan balaadhan ku yeesheen Magaalada Hargaysa.
Ujeedka kulankan ayaa ahaa sidii Xukuumada Somaaliland iyo wadamada qaadhaan bixiyaashu ay uga wada hadli lahaayeen Mashaariicaha sii dhamaanaya ee laga maal geliyo Sanduuqa Horumarinata Somaliland.
Hakan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/qsJ6CkrSLJI