|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudida Ugu Saraysa Sanduuqa Horumarinta Somailand Ee SDF Oo Kulan Ku Yeeshay Magaalada Hargaysa
March 13, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (W,N):- Gudida ugu saraysa Sanduuqa horumarinta Somaliland ee SDF oo ka kooban xubno Wasiiro ah iyo xubno ka socda Wadamada qaadhaan bixiyaasha ee ku bohobay sanduuqa Horumarinta Somaliland ee SDF iyo hogaanka ugu sareeya ee maamula sanduuqaasi ayaa waxa ay maanta kulan balaadhan ku yeesheen Magaalada Hargaysa.
Ujeedka kulankan ayaa ahaa sidii Xukuumada Somaaliland iyo wadamada qaadhaan bixiyaashu ay uga wada hadli lahaayeen Mashaariicaha sii dhamaanaya ee laga maal geliyo Sanduuqa Horumarinata Somaliland.
Hakan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/qsJ6CkrSLJI Related posts:Ururka Qareenada Jsl Oo Eedo Culus Ujeediyay Dhakhaatiirta, Sheegayna In Ay Qareeno Uqabanayaan Hawe... Mareykanka Oo Shaaciyay In 35 Dagaalyahan Oo Ka Tirsan Ururka Al-shabaab Ku Dileen Duqeyn Ay ka Ful... Sheekh Aadan-siiro Oo Ka Hadlay Geerida Marxuum Duuliye Sare Cali Faarax Iyo Taariikhdii Uu Ku Lahaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|