Hargeysa (W,N):- Guddida Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi u Magacaabey la dagaalanka sicir bararka Somaliland ayaa waxaa ay soo saareen amaradii ugu danbeeyey isla markaana waxaa ay sheegen in 13 bishan ay ugu danbeyso in adeegyada Zaad Iyo E-Dahab in lagu isticmaalo waxii ka yar $100.
Sidoo kale guddida ayaa waxaa ay shirkadaha bixiya adeegyada Zaad iyo E-Dahab ay uga digeen in ay Systemkood aay isku bedel ku sameyeen lacagaha Doller-ka iyo Shilinka Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/bGEZ3EUf_CY