|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudida La Dagalanka Sicir Bararka Oo Amaradii Ugu Danbeeyey Soo Saarey
March 11, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (W,N):- Guddida Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi u Magacaabey la dagaalanka sicir bararka Somaliland ayaa waxaa ay soo saareen amaradii ugu danbeeyey isla markaana waxaa ay sheegen in 13 bishan ay ugu danbeyso in adeegyada Zaad Iyo E-Dahab in lagu isticmaalo waxii ka yar $100.
Sidoo kale guddida ayaa waxaa ay shirkadaha bixiya adeegyada Zaad iyo E-Dahab ay uga digeen in ay Systemkood aay isku bedel ku sameyeen lacagaha Doller-ka iyo Shilinka Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/bGEZ3EUf_CY
Related posts:Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe Oo Loo Doortay Madaxwayne Cusub Iyado Dalkaasi Ay Ku Sii Fiyadaan Dagaa... Shacabka Caasimada Hargaysa Oo Iskugu Soo Baxay Banaan Bax Ay Ku Taageerayaan Ciidamada Qaranka Soma... Daawo; Wasiirka Maaliyada somaliland CabdiCasiis Maxamed Samaale Oo Tilmaamay,Kaalinta Xawaaladuhu K... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|