Hargaysa (W,N):- Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland ayaa fadhigoodii saaka oo uu Shir-gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Baashe Maxamed Faarax waxay Dood adag ka yeesheen xeerka Doorashada Maayarada iyo Ku-xigeenadooda.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka