Hargaysa (W,N):- Xildhibaan Cabdiqaadir Indho Indho oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa diniin adag u diray Deeq bixiyaasha Caalamka ee taageera Dawlada Soomaaliya,waxaanu sidoo kale ka hadlay wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/Vt89y-Grah4