WAJAALE NEWS

Golaha Gurtida Somaliland Oo Qodobo Hanjabad Ah Ka Soo Saaray Faragelinta Soomaaliya Ku Hayso Somaliland

Hargaysa (W,N):- Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta waxa ay qodobo Hanjabaad ah ka soo saareen Faragelinta ay Dowlada Soomaaliya ku hayso Somaaliland iyo qodobadii ay ka soo saareen heshiiska Dekeda Berbera.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/uekzZu2s5NI

Exit mobile version