Hargeysa (W,N):- Garabka Haweenka Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa waxa ay si adag u dhaliileen Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya waxanay sidoo kale waxa ay taageero balaadhan u muujiyeen Heshiiskii sadex geesoodka ahaa ee Dekeda Berbera ee dhexmaray Somaliland, Itoobiya iyo Shirkada Dp World.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/NXYZPfMlo0c