Garabka Haweenka Xisbiga Kulmiye Oo Si Adag U Dhaliilay Dawlada Soomaaliya | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Garabka Haweenka Xisbiga Kulmiye Oo Si Adag U Dhaliilay Dawlada Soomaaliya
March 18, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Garabka Haweenka Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa waxa ay si adag u dhaliileen Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya waxanay sidoo kale waxa ay taageero balaadhan u muujiyeen Heshiiskii sadex geesoodka ahaa ee Dekeda Berbera ee dhexmaray Somaliland, Itoobiya iyo Shirkada Dp World.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/NXYZPfMlo0c

 

COMMENTS
LINKS