WAJAALE NEWS

Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Warqadii Uu Madaxwayne Muuse Biixi Kaga Jawaabay Dacwadii Xisbiga Wadani

Hargeysa (W,N):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaardika ah ee Ucid Eng, Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay Warqadii uu Madaxwayne Muuse Biixi kaga jawaabay Dacwad uu Xisbiga Waddani uu ka gudbiyay Gudida Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland.

 

Sidoo kale Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa Jawaab Adag Ka bixiyay Dacwada Soomaaliya Ka Gudibisay Somaliland oo ay u gudbisay Qaramada Midoobay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version