Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Warqadii Uu Madaxwayne Muuse Biixi Kaga Jawaabay Dacwadii Xisbiga Wadani | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Warqadii Uu Madaxwayne Muuse Biixi Kaga Jawaabay Dacwadii Xisbiga Wadani
March 28, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaardika ah ee Ucid Eng, Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay Warqadii uu Madaxwayne Muuse Biixi kaga jawaabay Dacwad uu Xisbiga Waddani uu ka gudbiyay Gudida Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland.

 

Sidoo kale Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa Jawaab Adag Ka bixiyay Dacwada Soomaaliya Ka Gudibisay Somaliland oo ay u gudbisay Qaramada Midoobay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS