WAJAALE NEWS

DAAWO; Wasiirka Wasaarada Beeraha Jsl Iyo Madaxa Haayada FAO Oo Kormeer Ku Tagay Mashaariicda Ka Socda Deeganka Lafta Boqor Ee Gobolka Gabiley,

Gabiley(W,N) Wasiirka wasaarada horumarinta beeraha somaliland iyo madax kasocotay haayada fao ayaa maanta kormeer shaqo u tagay gobolka gabiley iyo deegaanada lafta boqor oo ay ka socdaan mashaariic lau horumarinayo beeraha iyo wax soo saarka.

 

HALKAN KA DAAWO;

Exit mobile version