DAAWO; Wasiirka Wasaarada Beeraha Jsl Iyo Madaxa Haayada FAO Oo Kormeer Ku Tagay Mashaariicda Ka Socda Deeganka Lafta Boqor Ee Gobolka Gabiley, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Wasaarada Beeraha Jsl Iyo Madaxa Haayada FAO Oo Kormeer Ku Tagay Mashaariicda Ka Socda Deeganka Lafta Boqor Ee Gobolka Gabiley,
March 20, 2018 - Written by Editor:

Gabiley(W,N) Wasiirka wasaarada horumarinta beeraha somaliland iyo madax kasocotay haayada fao ayaa maanta kormeer shaqo u tagay gobolka gabiley iyo deegaanada lafta boqor oo ay ka socdaan mashaariic lau horumarinayo beeraha iyo wax soo saarka.

 

HALKAN KA DAAWO;

COMMENTS
LINKS