WAJAALE NEWS

DAAWO; Munaasibad Lagu Dar Dargalinayo Dhismaha Jaamacada Al Cirfaan, Ee Magaalada Arabsiyo Oo Lagu Qabtay Hargaysa,

Hargaysa(W,N) Munaasibad ay soo Qaban qaabiyeen Gudiga Dhismaha Jaamacada Diiniga ah Ee Al Cirfaan oo laga Dhisayo Magaalada Arabsiya Ee Gobolka Gabiley Ayaa maanta Lagu Qabtay Huteelka Maansoor ee Magaalada hargaysa.

Xafladan Ayaa waxaa kasoo Qaybgalay Gudoomiye Kuxigeenka koowaad Ee Golaha Wakiilada Somaliland Axmedyaasiin Sheekh Cali Ayaanle Xubno katirsan Xukuumada iyo Wasiirkii hore ee Waxbarashada, Ganacsato iyo bulshada Qaybaheeda kala  duwan,

Ujeedada Munaasibad ayaa ahayd Sidii Dhaqaale loogu Ururin lahaa Dhismaha Jaamacada iyo sidoo kale Waxaa Lagu soo Bandhigay Dhaqaalaha Guud ee ku Baxaya Dhismaha jaamacada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAKAN;

https://youtu.be/RCBvivFjKSk

Exit mobile version