Hargaysa(W,N) Masuuliyiinta Shirkada Adeega Laydhka Bixisa Ee Sompower ayaa Iska Difaacay Eedo loosoo jeediyay iyagoo sheegay in yihiin waxba kama jiraan eedahaasi ay masuuliyiinta shirkada national ku eedeeyeeen in jar jareen xadhka dabka qaada ee Shirkada,
Sidoo kale masuuliyiinta sompower ayaa eedani ku tilmaamay mid been abuuro oo aanay waxba ka jirin.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;