Dubai(W,N) Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland iyo waftigii uu hogaaminayay ee ku sugan isku taga imaaraadka carabta
Madaxwaynaha somaliland ayaa kulan muhiim ah la qaatay wasiirka Madaxtooyada Emaraadka Carabka Ahna raysal wasaare kuxigeenka Emaaraadka Carabta Sheekh Marsuub Binu Saalim Alnahyaan oo ku qaabilay Qasriga boqortooyada dalkaasi
Waxana kulan kan ka warbixiyay wasiirka arimaha dibada somaliland
Halkan ka daawo muuqaalka warkan;