WAJAALE NEWS

DAAWO; Dawlada Hoose Ee Hargaysa Oo Bilowday Dhismaha Wadada Xero Awr Iyo fariinta Ay Udireen Bulshada.

Hargaysa(W,N) Dawlada Hoose ee Caasimada Hargaysa ayaa  bilowday dhismaha jidka isku xidha xaafadaha jig jiga yar xero awr iyo idaacada oo ah wado halbow leh u isku socodka saamida hargaysa

Waxaana Bilowda Dhismaha Wadadan Ayaa waxa ka hadlay Maayarka Caasimada iyo Xoghaya dawlada Hoose oo Dadwaynaha wadada Hareeraheega ku Ganacsada fariin udiray.

https://youtu.be/v09hQaR2_VU

Exit mobile version