Hargeysa (W,N):- Siyaasi Cabdikariin Axmed Mooge ayaa Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi ugu baaqay in ay si deg deg ah Baarlamaanka u horkeento Heshiiskii Dekeda Berbera.
Sidoo kale Siyaasi Cabdikariin Axmed Mooge ayaa sheegay in Heshiiskaasi aanu ahayn mid danata Shacabka ka turjumaya oo uu yahay heshiis xaqul qalin lagu saxeexay oo aanu ahayn heshiis Danta umada reer Somaliland lagu saxeexay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/tWlq0yAMpog