WAJAALE NEWS

Ambasador Baashe Cawil Oo Hada Ka Warbixiyay Heshiiskii Dhexmaray Somaliland, Itoobiya Iyo Dp World

Dubia (W,N):- Safiirka Somaliland U fadhiya Dalka Isutaga Imaaraadka Carabta Ambasador Baashe Cawil ayaa Goordhwayd ka warbixyay Heshiiskii Sadex Geesoodka ahaa ee ay Dubia ku kala saxeexdeen Somliland, Itoobiya iyo Shirkada Dp World.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version