Hargeysa (W,N):- Agaasimaha Guud ee Wasaarada Hurumarainta Beeraha Somaliland Maxamed Aadan Ilkacase ayaa faah-faahin ka bixiyay sababta ay shaqada uga joojiyeen 9 Hay’adood oo ay wada shaqayni ka dhaxaysay Wasaarada Beeraha, Sidoo kale Agaasimaha ayaa waxa uu sheegay in ay ruqsadii kala noqdeen sagaalkaa Hay’adood.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka