Hargeysa (W,N):- Gudoomiyaha Hay,adda Xuquuqal Iinsaanka Somaliland Guuleed Axmed Jaamac Dafac ayaa ka hadlay Warbixin ay ka soo saareen xadhiga lagula kacay Hal-Abuurad Niciima Abwaan Qorane,Sidoo kalena waxaa uu Xukuumada ugu baaqay in Xoriyadeeda loo soo celiyo Niciima Abwaan Qorane.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wariye: Xamse Jirde
Wajaalenews.net
Hargaysa Office