HARGAYSA(W,N)-Shir ay si wadajir ah usoo qaban qaabiyeen Hay’adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka iyo Dawladda Hoose ee Caasimadda Hargeysa ee Hargaysa.
Ujeedadiisuna ahayd sidii kor loogu qaadi lahaa adeegyada dadka barakacayaasha ah ee ku nool kaamamka cusub isla markaasina lagu soo casuumay hay’adaha caalamiga ah iyo kuwa qaramada miboobay ee fadhigoodu yahay soomaaliland ayaa waxa ay hay’aduhu falanqayn ka dib balan qaadeen inay wax kala qaban doonaan baahiyaha barakacayaasha.