WAJAALE NEWS

Xukuumadda Oo Bilawday Diiwaan Gelinta Shaqaalaha Ajaanibka Ah Ee Somaliland Ku Sugan

Hargeysa (W,N):-Wasiirka Wasaarada Shaqo Gelinta iyo Arrimaha Bulshada Hinda Jaamac Xirsi ayaa sheegtay in ay bilaabeen diwaan gelinta shaqaalaha Ajaanibka ah ee ka hawl gala gudaha Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/7y-EQkW8MW0

 

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews.net

Hargaysa Office

Exit mobile version