Hargaysa (W,N):- Xoghayaha Guud ee Xisbiga Mucaaridka ah Waddani Maxamed Cabdilaahi Uurcade ayaa markale si adag uga hadlay Shirkada Maalgashi ee ay dhawaan Xukuumada Somaliland ka diwaan gashatay Dalka Isutaga Imaaraadka Carabta.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka