London (W,N):- Gudoomiyiha ku meel gaadhka ah ee xisbiga Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo ku sugan dalka ingiriiska ayaa waxaa uu eedihii ugu cuslaa u jeediyey Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi.
Sidoo kalena Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde ayaa sheegay in aaney Somaliland doorasho xor iyo xalaal ahi ka dhicin , isla markaana waxa uu sheegay in dalka been lagu maamulayo.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka