Burco (W,N):- Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Guryaynta Somaliland ayaa waxaa uu walaac xoogan ka muujiyay xaalada ay ku suganyihiin Dadka ku nool Magaalada Buuhoodle iyo deegaanada hoos yimaada.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/ZowuOmbKY78