WAJAALE NEWS

Xubno Kamid Ah Golaha Guurtida Somaliland Oo Gaadhay Magaalada Saylac

Saylac,(W,N)-Xubno Kamid ah Golaha Guurtida Somaliland Ayaa Gaadhay Magaalada Saylac Ee Xarunta Gobolka Salal,Waxaanay kulamo la qaateen qaar kamid ah Bulshada ku dhaqan Magaalada Saylac  oo ay ka mid yihiin Culima Udiinka,Odayaasha Iyo Haweenka.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/eeixc-Pyp9k

Exit mobile version