WAJAALE NEWS

Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Kulamo La Qaatay Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiga Ucid

Hargaysa (W,N):- Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland dr. Sacad Cali Shire ayaa maanta Xafiiskiisa kulamo kula qaatay Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga Mucaaridka Ah ee Ucid.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version