Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Kulamo La Qaatay Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiga Ucid | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Kulamo La Qaatay Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiga Ucid
February 19, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland dr. Sacad Cali Shire ayaa maanta Xafiiskiisa kulamo kula qaatay Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga Mucaaridka Ah ee Ucid.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS