WAJAALE NEWS

Ururka Qareenada Somaliland Oo Baaq U Diray Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi

Hargaysa (W,N):- Ururka Qareenada Somaliland ayaa si adag uga hadlay xadhiga Qareen Cabdirisaaq Ismaaciil Xasan oo ka tirsan Ururka Qareenada oo ay Xukuumadu Xabsiga u taxaabtay waxaanay baaq u direen Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/O3frMNSf-Yw

Exit mobile version