WAJAALE NEWS

Maxkamada Degmada Hargaysa Oo Xukun Ku Riday Laba Qof, Oo Lagu Helay ka Ganacsiga Caruurta + Hooyo Laga Xaday Ilmaheedii Oo Si Qiiro Leh Uga Hadashay Dhacdadan!!,

HARGAYSA(W.N) Maxkamada Degmada Hargaysa Ayaa Maanta Xukun ku riday laba qof oo lagu Soo Qabtay iyaga oo ka Ganacsanaya caruurta laga xado Waalidkooda ,

Sidoo kale Hooyada dhashay ilmo ay dhashay oo kooxdani mudo bil ah kula maqnaayeen tuugo ay ku qaateen

Hooyada Dhashay Ilmaha lagu soo qabtay labadan qof ee maxkmadu xukuntay oo wax laga waydiiday dareenkeeda kusaabsan xukunkan ayaa saluug ka muujiyay in mudada la xukumo dad lagu hayo ka ganacsiga dadka .

Halkan Dhagayso Warkan iyo Dhacdooyin Qiiro leh Oo ay ka Warantay Hooyada Ilmahan la Xaday Dhashay.

Exit mobile version