WAJAALE NEWS

Mashruucii Shiidaal Baadhista Ee Laga Daahfurayay Magaalada Berbera Oo hakad ku yimid

Berbera (W,N):- Mashruucii lagu daah furayay Sahaminta Shidaalka ee Magaalada Berbera ayaa maanta hakad galay kadib markii ay isku maandhaafeen Wasiirka Wasaarada Macdanta iyo xubno ka mid ah Ganacsatada.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version