WAJAALE NEWS

Maayar Ku Xigeenka Hargeysa Oo Ka Hadley Mooshin Ka Dhan Ah Golayaasha Deeganka Oo Baarlamaanka Hor Yaala

Hargeysa (W,N):- Maayar ku xigeenka caasimada Hargeysa Cabdicasiis Maxamed Xaashi ayaa waxaa uu ka hadley mooshin hor yaala Golaha Wakiilada Somaliland kaas oo ka dhan ah Golayaasha Deeganka isla markaana lagu dhimaayo tirada xilka lagaga qaadaayo maayarada iyo ku xigeenadooda.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews.net

Hargaysa Office

 

Exit mobile version