Hargeysa (W,N):- Mayaarka Caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Solteco ayaa waxaa uu saaka hor tagay golaha guurtida Somaliland isla markaana waxaa uu faahfaahin ka siiyey maashriicda ay dawlada Hoose qabatey sanadkii dhamaadey ee 2017.
Sidoo kale Maayar Solteco ayaa waxaa uu ka hadley mooshin ay ku wadaan Xildhibaanada Golaha Deeganka Hargaysa.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/mKMzW081bcU