WAJAALE NEWS

“IGAD Waxa Aanu Ka Wada Hadalnay Arrinta Tuko Raq,Waxaanu Usheegnay Waftiga In Aanay Somaliland Halkaasi Dhaafayn”, Gudoomiye Baashe,

HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha golaha wakilada Somaliland Baashe Maxamed faarax Oo fashiliyay Ujeedada Rasmiga Ee Waftigii IGAD Ka Socday Dalka Uyimaadeen  taasi  oo gudoomiye baashe si badheedha u sheegay in ay ka aqbaleen in aanay ciidamada Somaliland dhaafaynin Deegaanka Tuka raq  Ee ay Hada ku Sugan Yihiin

Arinta uu gudoomiyaha baarlamaanku ka dhawaajiyay ayaan wali xukuumadu ka hadal faro galinta qaawan ee lagu hayo  arimaha gudaha Somaliland ta iyo talaabadan gudoomiye baashe ku ku sheegay in aanay Somaliland  halkaasi dhaafay,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKA GUDOOMIYE BAASHE;

Exit mobile version