Borama (W,N):- Dhalinyarada Iyo Aqoonyahanka ku dhaqan Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal ayaa maanta si adag uga hadlay Xuska Maalinta Dhagax-turka, waxaanay sidoo kale dhaliilo culus u soo jeediyeen Hogaanka sare ee Ururka Dhalinyarada Somaliland Ee Sonyo.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka