WAJAALE NEWS

Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Caawa Bilowday Dhismaha Wadada Galbeedka Magaalada.

HARGAYSA(W,N)-Dawlada hoose ee caasimada hargaysa ayaa caawa bilowday dyactirka wadada galbeedka magaalada hargaysa oo burbursanayd taasi oo la dhigayo roog casriya

Wadada ayaa waxaa ka socday dhigida daamurka taasi oo ay ku hawlan yihiin shaqaalaha iyo farsamo yaqaanada dawlada hoose

Wadadan galbeedka hargaysa ayaa waxaa xoog uburbursanayd inta ka sokaysa kaantaroolka magaalada

 

 

Exit mobile version