WAJAALE NEWS

Dawladda Ethiopia Oo Deg Deg Ugu Yeedhay Dublamaasiyiinta Ku Sugan Dalkeeda

Addis Ababa (W,N):- Wasaarada Arimaha Dibada ee Dalka Itoobiya ayaa waxay si Deg Deg ah isugu yeedhay Dublamaasiyiinta Caalamka ee ka hawl gala Dalkooda si loogu sharaxo xaalada Deg Dega ah ee Itoobiya lagu soo rogay mudo Lix bilood ah.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version