WAJAALE NEWS

DAAWO;-Waftigii Ka Socday Xidhiidhka Wadamada Aan la Aqoonsan Oo Kormeer Kusoo Maray Qaarkamida Hotelada Iyo Cisbitaalada Caasimada.

HARGAYSA(W,N) Wafti ka socday xidhiidhka kubada cagta ee wadamada aan la aqoonsan ee conifa oo maalmihii udanbeeyay ku sugnaa Somaliland ayaa kormeer indho indhayn ah kusoo maray qaarkamida huteelada,cisbitaalada caasimada hargaysa.

Ujeedada kormeerka waftigan ayaa ahaa sidii ay u ogaan lahaayeen adeegyada iyo tayada goobaha muhiimka ah ee caasimada .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version