BERBERA(W,N) Wasiir kuxigeenka wasaarada warfaafinta iyo dhaqanka jamhuuriyada Somaliland oo ay weheliyaan saxafiyiin sar sare iyo maamulka gobolka saaxil ayaa buuqday dhismaha idaacada bbcda 1957 ka dhisatay magaalada berbera kaasi oo hada ay gacan ku haysteeda masuul ka tahay wasaarada warfaafintu.
https://youtu.be/1q0GT07eQb4