WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Gudida Arimaha Gudaha Ee Golaha Wakiilada Oo Ka Hadlay Wakhtiga Ay Kala Saari Doonaan Xubnaha Cusub Ee Komishanka!

JARMALKA(W,N)-Gudoomiyaha gudida hoosaadka  arimaha gudaha ee golaha wakiilada Somaliland Xildhibaan cabdilaahi xuseen cige (black) ayaa shaaciyay wakhtiga ay kala saari doonaan xubnaha cusub ee komishanka doorashooyinka iyagoo uraacaya shuruudaha horyaala iyo waxa ay ka qabaan xubinnimadooda xeerarkani

Sidoo kale xildhibaan cabdilaahi black ayaa sheegay hadii cabdirashiid riyo raac buuxin waayo xeerka horyaalo ay dib u celin doonaan hadii uu buuxinayo uu sidaasi ay ku ansixin doonaa

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/9X7_iylElRg

Exit mobile version