HARGAYSA (W,N) Masuuliyinta Wasaaradaha Xanaanada Xoolaha iyo horumarinta Beeraha Jamhuuriyada Somaliland ayaa maanta wada yeeshay kulan muhiim ah oo lagu falanqaynayay sidii ay labada wasaaradood u dardar galin lahaayeen wadashaqaynta ka dhaxaysa labadan haayadood waxaana goob jog ka ahaa wasiirada laada wasaradood kuxigeenada iyo sidoo kale agaasimayaasha
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO UU KA WARBIXINAYO WASIIRKA XANAANADA XOOLAHA JSL.
https://youtu.be/BnPTh-fYNK0