|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Wasaaradaha Xanaanada Xoolaha Iyo Beeraha Oo Kulan Wada Jir ah Iskugu Yimid Iyo Arimaha ay kaga Wada Hadleen.
February 13, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA (W,N) Masuuliyinta Wasaaradaha Xanaanada Xoolaha iyo horumarinta Beeraha Jamhuuriyada Somaliland ayaa maanta wada yeeshay kulan muhiim ah oo lagu falanqaynayay sidii ay labada wasaaradood u dardar galin lahaayeen wadashaqaynta ka dhaxaysa labadan haayadood waxaana goob jog ka ahaa wasiirada laada wasaradood kuxigeenada iyo sidoo kale agaasimayaasha HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO UU KA WARBIXINAYO WASIIRKA XANAANADA XOOLAHA JSL. https://youtu.be/BnPTh-fYNK0 Related posts:Shaqaale katirsanaa Qaramada Midoobay oo saaka laga afduubtay Xeryaha Qaxootiga ee Dalka Kenya Daawo:Wasiirkii Hore ee Madaxtooyada XIrsi X. Cali Xasan Oo Ka Hadlay Mansabyada ay Ka Heleen Xisbig... "Loo Joojin Maayo, Cid Neceb Iyo Cid Jecelba, Doorasho Way Dhacaysaa Qabiilka Hala Joojiyo” Faysal C... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|