WAJAALE NEWS

DAAWO; Wasaarada Maalgashiga Oo Ku Fashilantay In Ay Faah faahin ka Bixiso Ujeedada Shirkad Maalgashi Oo Dubai Lagaga Dhawaaqay Iyo kala fogaanshaha Hadalkii Sacad Cali Shire,

HARGAYSA(W,N) Agaasimaha Guud ee Wasaarada Maalgashiga Somaliland Axmed Abokor ayaa tahli kari waayay in uu bulshada reer Somaliland usharaxo ujeedada shirkad maalgashiga Somaliland loo abuuray oo Magaalada  dubai laga dhawaaqay,

Sidoo kale masuuliyiinta wasaarada maalgashiga ayaa ka horyimid wasiirka arimaha dibada oo isagu faahfaahin  ka bixiya shirkada.

https://youtu.be/ong4ORbBlRY

Exit mobile version