WAJAALE NEWS

DAAWO; Wasaarada Maalgashiga Jsl Oo Xadhiga Ka Jartay Xafiis Ka Shaqaynaya Arimaha Maalgashi Oo Laga Hirgaliyay Magaalo Ganacsiyeedka Tog wajaale,

TOG WAJAALE(W,N) Agaasimaha guud ee wasaarada maalgashiga somaliland Axmed Abokor oo socdaalka u tagay magaalo ganacsiyeedka tog wajaale ayaa xadhiga ka jaray xafiis cusub oo lagu sheegay in uxidhiidhin doono ganasiga iyo maalgashiga labada dal Etoobiya Iyo Somaliland kaasi  wasaarada maalgashigu qayb ka tahay laga furayo magaalada wajaale ee gobolka gabiley.

Exit mobile version