WAJAALE NEWS

Badhasaabka Gobolka Sanaag Saraakiisha Ciidamada iyo Madax Dhaqameedka Oo Baaq U Diray Shacabka Somaliland.

Ceerigaabo(W,N)-Madax-dhaqameedka,taliyayaasha ciidamada iyo maamulka gobolka Sanaag ayaa ka hadlay rabshadihii ka dhacay magaalooyinka Burco,Hargeysa iyo Ceerigaabo,waxaana y fariin u direen shacabka Somaliland.

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

 

Exit mobile version