|
|||||
WAJAALE NEWS
Badhasaabka Gobolka Sanaag Saraakiisha Ciidamada iyo Madax Dhaqameedka Oo Baaq U Diray Shacabka Somaliland.
November 18, 2017 - Written by Reporter:Ceerigaabo(W,N)-Madax-dhaqameedka,taliyayaasha ciidamada iyo maamulka gobolka Sanaag ayaa ka hadlay rabshadihii ka dhacay magaalooyinka Burco,Hargeysa iyo Ceerigaabo,waxaana y fariin u direen shacabka Somaliland.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|