WAJAALE NEWS

DAAWO; Taliska Ciidanka Booliska Oo ka Hadlay Sobobta Loo Xidhay Agaasimihii Tvga Universal Iyo Danbiga Uu Ku Eedaysan Yahay

HARGAYSA(W,N) Taliye kuxigeenka ciidanka Booliska Somaliland Sare Guud  Fooxle Ayaa ka hadalay sobobta loo xidhay Agaasimihii Tvga Universal oo maanta ciidamada Danbi baadhistu xidheen

Taliye kuxigeenka ciidanka booliska ayaa sheegay in  Agaasimaha loo xidhay warar uu ka baahiyay ciidamada Somaliland isla markaa uu tvgan universal baahiyay war qaranimada dhaawacaya taasi ay tahay sobobta loo xidhay masuulkan.

 

Exit mobile version