WAJAALE NEWS

Siyaasi Cali Dhagoole Oo Xaal Ka Bixiyay Hadal Uu Yidhi Oo Beeli Qoonsatay!

HARGAYSA(W,N)-Wasiirkuxigeenkii hore ee wasaarada maaliyada Somaliland Cali Maxamed”cali dhagoole ayaa xaal iyo raaligalin ka bixiyay hadal uu shalay warbaahinta ka yidhi isagoo ujawaabay xildhibaan mubaarik xeeldheere oo ay isku deegaan yihiin kaasi oo ay qoonsatay beel kamid ah beelaha Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version