WAJAALE NEWS

Daawo: “Soomaaliya If Iyo Aakhiro Waa In Aynu Col Ahaanaa”..Maxamed Xaashi

Hargeysa (W,N):-Mujaahid Maxamed Xaashi Cilmi oo ka mid ah siyaasiyiinta madasha wadatashiga iyo toosinta qaranka Somaliland isla markaana ka mid ahaa ururkii Somaliland xoreeyey ee SNM ayaa waxaa uu maanta ku baaqay in Somaliland ay Soomaliya If iyo Aakhirba ay col la ahaato.

 

Sidoo kale Muj Maxamed Xaashi ayaa waxaa uu khaayin wadan uu ku sifeeyey qof kasta oo ka qeyb gala wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews.net

Hargaysa Office

Exit mobile version